Qaryaan Zeko

Asxaabeey waxa aad boggaygan ka heli doontaan suugaantayda noocyadeeda kala duwan sida: Dhiirrigelinta, Jacaylka, Siyaasadda, iyo Nolosha midabadeeda.

 

 

 

  • Qolfoofkiyo jaaha guudka,
  • Dibanaha qoslayuun ha eegan.
  • Adduunka qofkii ku noolba,
  • Naftiisa qisaa ku duugan.
IMG_8975